Guddoomiye ku xigeenka koowad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey ayaa soo saaray qoraal uu ciidmada Booliska ku wareejinayo Ammaanka Xarunar Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo berri lagu wado inay ka dhaco fadhi la isku khilaafsan yahay.
Warqada oo la ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, kuna socotay Taliyeyaasha Booliska, Nabad Sugidda, Taliyaha Ilaalada Xarunta Baarlamaanka ee Ciidanka Midowga Afrika AMISOM ayaa lagu sheegay in amniga golaha iyo guddoonka ay mas’uul ka yihiin ciidamada booliska.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA