Friday, June 27, 2025

C/weli Muudey oo ku dhawaaqay Xilliga Baarlamaanku ka shirayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari [Akhriso]

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee  Golaha Baarlamaanka C/wali  Ibraahim Muudey ayaa  ugu danbeyn shaaciyey xilliga uu furmayo Baarlamaanka Federaalka.

Mudane Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu furmi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegantahay 31-Maarso. Wuxuu intaas ku daray in Ajandaha kulanka uu yahay  Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee  Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey oo mooshinka Jawaari qabtay 14-kii bishan ayay ku qaadatay muddo 11 maalmood ah inuu waqti u qabto mooshinka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON