Friday, June 27, 2025

Cabdi Qeybdiid oo ku guuleystay kursiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa goor dhoweyd ku guuleystay kursiga beeshiisa ee Aqalka Sare.

Cabdi Qeybdiid ayaa waxaa tartanka kula jiray  musharax kale oo lagu magacabao Maxamed Xasan (Tahliil), waxaana si fudud xilka ugu guuleystay Cabdi Qeybdiid.

Qeybdiid
Kursiga beesha Sacad H/Gidir ku leedahay Aqalka Sare ayaa markii horeba la siiyay Cabdi Qeybdiid, iyadoo la ogaa inuu ku soo baxayo.

Tirinta codka ayaa hadda soo idlaatay, waxaana muuqata inuu Cabdi  Qeybiid helay codadka uu badan.

Faahfaahin kala soco halkan…. Insha Allaah

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON