Wednesday, June 25, 2025

Calaq iyo Maan-dooriyeyaashii ugu badnaa oo lagu qabtay Guri ku yaalla Muqdisho (Sawiro)

Maandooriyeyaashii ugu badnaa, cnoocyada Calaqa iyo xashiish ayaa manata lagu soo qabtay Guri ku yaalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada Booliiska ayaa maanta howlgal ay fuliyeen kusoo qabtay maandooriyeyaal noocyo kala duwan isugu jiray oo lagu diyaarinayay laguna iibinayay Guri warshad ahaan u qaabeysan oo ku yaalla degmada Boondheere.

Waxaa goobtaasi tegay Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), taliye ku-xigeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Taliyaha Taraafikada iyo taliyaha Booliska G/Banaadir iyo saraakiil kale, waxaana halkaasi lagu arkay agab fara badan oo si weyn loogu soo saaro maandooriyaha.

Waxay isugu jireen Calaq, Xashiish iyo Qamri macmal iyo midka caadiga ah. Waxay ciidamadu xireen dhamman dadkii ku sugnaa gurigaasi, waxaana laga qaaday waxyaabaha maanka dooriya ee ciidamada qabteen oo la filayo in in la burburiyo.

May be an image of outdoors
May be an image of 9 people and outdoors
May be an image of 4 people and people standing
May be an image of 3 people, people standing and outdoors

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON