Monday, June 23, 2025

Ciidamada Ammaanka oo qabtay Gaari iyo Dabley Dilal qorsheysan ka fuliyay Muqdisho [Sawirro]

Ciiddamada ammaanka Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gaari maalmihii ugu danbeeyay dilal qorsheysan iyo weerarro ka geystay degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay inay qabteen Gaari  noociisu yahay NOAH  oo labadii maalmood ee ugu dambeysay masuuliyiin iyo dad shacab ahba ku rasaaseeyay Muqdisho iyo saddex qof oo watay.

Taliyaha Booliska degmada Dharkeenley Col. Maxamed Dahir ayaa sheegay in ciidamada ammaanka howlgal ay sameeyeen ku soo qabteen gaarigan oo  lagu raad joogay sida uu sheegay. “Gaariga NOAH muddo ayay ciidamada ku daba jireen, nasiib wanaag maanta ayaan gacantaku soo dhignay, baaritaan ayaana lagu ku hayaa” ayuu yiri Taliyaha.

Ad

DAAWO EEDEYSANAHA LAGU QABTAY GAARIGA

Gaariga iyo dabaley la socotay muddo 48 saacadood ah ka fuliyay degmada Dharkeynley, waxaana uu fuliyay weeraro lagu qaday gaari uu lahaa guddoomiye kuxigeenka Dharkeynley iyo Gaari ay laheyd xildhibaan Sahra Cumar Maalin.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON