Tuesday, August 12, 2025

Ciidamada Amniga oo dib u bilaabay howlgalladii Boqolaalka dhalinyarro lagu ururin jiray [Sawirro]

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa dib u soo nooleeyay howlgallo muran badan dhaliyay oo boqolaal dhalinyaro ah lagu qabto caasimadda Muqdisho.

Howlgalkan ayaa xalay ka dhacya Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana uu qaatay saacado badan, iyadoo lagu qabtay 423 ruux oo guryahooda loogu dhacay iyadoo la isku keenay barxad iyo wadooyinka xaafadaha.

Guddoomiye ku xigeenka amniga i Gobollka Banaadir Maxamed C/llahi Maxamed Maxamed oo la socday ciidamada howlgalka waday ayaa sheegay in howlgalka looga dan leeyahay sugiddda amniga, isagoo sheegay in la sii daayay.

Howlgalladda dadka faraha badan lagu ururiyo ee magaalada ayaa si weyn hore loogu eedeeyay dowladihii hore, kaasoo keenay in dad badan oo aan waxba galabsan xoriyadooda looga qaado.

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: 7 people, people standing

Image may contain: 3 people, people sitting and crowd

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON