Monday, July 14, 2025

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Rag dil ka geystay Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay raggii ka danbeeyay fal dil ah oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Howlgal ay qaadeen Ciidamada amaanka ayay sheegtay wasaaradda in lagu doo qabtay qofkii ka dambeeyay dilka Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda oo shalay ka dhacay Xaafadda Baar-ubax ee magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale lala qabtay rag lagu tuhunsan yahay inay falal khaarijin ah ka fuliyeen magaalada.

Afhayeenka wasaaradda Amniga ayaa sheegay ciidamada ammaanka ay ku daba jiren falal amni darro ah oo ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Mqudishor, waxaana ragga lasoo qabtay la sheegay inay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-shabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON