Thursday, June 26, 2025

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabteen horjooge ka tirsanaa Amniyaadka Alshabab

Ciidamada Amniga ayaa sheegay inay qabteen horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka tirsanaa qeybta amniyaadka ee qaabilsanaa khaarijinta.

Howlgal ay qaadeen ciidamada oo la sheegay inuu qorsheysnaa ayaa oo 21-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho ayey ciidamadu ku soo xireen Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Alshabaab, isagoo ahaa horjooge koox shabaab ah oo qaabilsaneyd Khaarijnta.

Waxaa lagu eedeeyay ninkan inuu ka danbeeyay abaabulka iyo hogaaminta Dilal ka dhacay Muqdisho, mana jirto faahfaahin kale oo laga bixiyey iyo caddeymo kale oo lasoo bandhigay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON