Tuesday, June 24, 2025

Ciidamada Amniga oo toogasho ku dilay Nin Miino ku aasay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay xalay toogasho ku dileen nin la sheegay inuu Miino aasayey.

Ninkan ayaa lagu dilay xaafadda Horseed ee degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho, markii ay ka warheleen ciidamada degaanka, kadibna ay toogteen. Guddoomiyaha degmada Wardhiigley Saynab Xaabsey ayaa sheegtay in Ciidamada ka war heleen arrintan, kadibna la toogtay ninkii falkan ku howlahaa.

Ninka la toogtay ayaa maydkiisa lagu soo bandhigay xaafadda Horseed ee degmada wardhiigley, halkaas, iyadoo lagu eedeeyay inuu doonayey inuu baxsado.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON