Tuesday, January 26, 2021

Koox hubeysan oo toogasho ku dishay Nin Dhaqtar ahaa, magaalada Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa lagu dilay nin dhaqtar ahaa, kadib markii ay weerarreen koox hubeysan.

Dilka ayaa ka dahcay Xaafadda Via Af-Madoow ee magaalada Kismaayo, waxaanagoobtiisa caafimaad lagu dilay Dr. Yusuf Axmed (Yusuf Yare ) oo ahaa dhaqtar si weyn looga yaqaan Magaaladda Kismaayo.

Ad

Ciidamada Amiga maamulka Jubbaland ayaa gaaray goobta dilku ka dhacay, waxaana ay wadaan baaritaan ku saabsan ciddii ka danbeysay dilkiis,a iyadoo ay goobta ka baxsadeen dableydii falkaasi geystay.

Magaalada Kismaayo waxaa si weyn ugu soo kordhay dalalka khaarijinta dadka bulshada laga yaqaan iyo madaxda maamulka Jubbaland, iyadoo dhowaan halkaasi lagu dilay madixii shirkadda Amal ee Kismaayo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

153,934FansLike
2,316FollowersFollow
5,729FollowersFollow
153,934FansLike
2,316FollowersFollow
5,729FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!