Sunday, July 13, 2025

Ciidamada Booliska Cadaado oo Gadood sameeyay & Mas’uul lagu dhaawacay Hobyo

Wararka  laga helyo magaalada Cadaado ayaa Sheegaaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay shaqo joojin iyo gadood ku dhaqaaqeen.

Ciidamada ayaa la wareegay saldhigoodii iyadoo ka gadoodsan mushaar la’aan muddo dheer heysatay.

Ciidamada ayaa diiday inay wax shaqo ah qabtaan, iyagoo xiray saldhiga isla markaana dalbaday in la siiyo xuquuqdooda..

Dhinaca kale waxaa magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug  kooxo hubeysan ku dhaawaceen  isku duwihii wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Gobolka Mudug.

Mas’uulkan oo lagu magacaabi jiray Mahdi Maxamed Cismaan ayaa la sheegay inuu dhaawac culus soo gaaray, kooxihii ka danbeeyayna ay baxsadeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON