Sunday, June 22, 2025

Ciidamada Booliska oo baafinaya Wiil ay Badda kusoo tuftay Xeebta Xamarweyne

Ciidamada Booliska degmadad Xamarweyne ayaa baafinaya wiil yar oo Badda ay kysoo tuftay xeebta Geel-laq ee degmada Xamarweyne.

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Xamar weyne Xasan Duulane Xersi ayaa sheegay inaan meyda wiilkaasi la aqoonsan, isla markaana la geeyeen Xarunta Dembi Baarista ciidanka Booliska Somaliyed ee CID-da.

Wuxuu sheegau in da’diisa ay ku qiyaaseen 10 sano, wuxuuna ka codsaday ciddii uu ka maqan yahay wiilkaasi inay tagaan xarunta Dambi Baarista ciidanka Booliska ee Muqdisho.

Ad

Meyda wiilkan ayaa ladhigay Qaboojiyaha Isbitaalka Medina. Wuxuu wiilkan ka mid yahay caruur muddooyinkan danbe Badda u taga dabaal, balse ku dambeeya xaalad naxdin leh,. xilligan oo Baddu kacsan tahay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON