Monday, June 30, 2025

Ciidamada DANAB ee Gaalkacyo oo howlgal ku soo qabtay Ajnabi ka tirsanaa Alshabaab

Ciidamada Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo gacanta la sheegay inay kusooqabteen  shan ka mid ah kooxda Al-shabaab.

Dadka lasoo qabtay ayaa la sheegay inuu ka mid yahay nin ajnabi u dhashay dalka Suudaan oo lagu magacaabo Siciid Cabdullaahi Abubakar Alsuudaani oo Alshabaab u qaabilsanaa sameynta Qaraxyada.

Amaanduulaha Ciidamada Milateriga Soomaaliya Jeneral Cali Baashi Maxamed ayaa SONNA u sheegay in Howlgalkaani ay fuliyeen  ciidamada Xooggga uu u dhacay si qorsheysan, laguna soo qabta shan nin oo Al-shabaab ah oo uu ku jiro Siciid Alsuudaani.

Faahfaahinta howlgalkan ayaa la filayaa inay soo baxaan dhowaan iyadoo ciidamada Milateriga ay faahfaahin dheeraad ah ka bixin doonaan dhowaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON