Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliyeed ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ka tiran Alshabaab oo uu ku jiro sarkaal u dhashay dalka Suudaan oo qaraxyada u qaabilsanaa.
Howlgalka ayay wadajir isaga kaashadeen Danab iyo ciidamada PIS-ta Puntland, waxaana uu sheegay inay soo xireen horjoogaha la qabtay oo lagu magacaabo Siciid Cabdullaahi Abubakar Al-Suudani.
DAAWO SAWIRRO
Ad
- Advertisement -
- Advertisement -
Warar Xul ah