Wednesday, July 30, 2025

Ciidamada dowladda Federaalka oo dhexdooda k udagaalamay Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka ayaa ku dagaalamay agagaarka Ex. Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Iska hor imaadka ayaa salka ku haya dhulkii Warshadii Daawada oo ay isku heystaan laba dhinac oo askarta dagaalantay ay kala taageerayaan, iyadoo dagalaka uu sababay dhaawaca saddex qof oo goobta ku sugnaa.

Dagaalka labada ciidan oo kala ahaa Boolis iyo Nabadsugid ayaa istaagay kadib markii uu muddo kooban socday, waxayna kala dhex galeen ciidamada dagaalamay. Ciidamada ammaanka ayaaa la sheegay inay kasoo qaadeeny qofk dhintay.

Isku dhacyada ciidamada ka tirsan dowladda Federaalka dhexdooda ayaa joogto ka noqday magaalada Muqdisho iyo degaanada ku xeeran.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON