Ciidamada milateiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in howlgallo ay ka fuliyeen bGobolka Jubbada dhexe ay ku dileen in ka badan Soddomewyo ka tirsan Ajaanibta Al-shabaab, kasib markii Ciidamadu ay ku weeraraan Guri ay Ka dagnaayeen Magaalada gudaheeda.
Ajaanibtu la dilay ayaa la sheegay inay u dhasheen Kenya iyo Suudaan ,waxaana lala dilay Tarjubaanno Soomaali ah oo u shaqaynayay.
Howlgal Labaad oo Ciidamada ka fuliyeen idwgaanka Jilib ayaa la sheegay inuu dhaawac culus ka soo gaaray Bashiir Maxed Maxuud oo loo yaqaanno (Qoorgaab) kaasio horay madaxiisa loo dulsaaray Saddex Milyan.