Sunday, July 13, 2025

Ciidamada Dowladda oo Alshabaab kala wareegay Degaan muhiim ah oo ka tirsan SH/Dhexe

Wararka laga helayo Gobolka SH/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay la wareegeen Degaanka Xawaadley ee hoos taga degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Ciidamada Milateriga ee Xoogga Dalka Alshabaab kala wareegay Tuulada Xawadaaley ee hoos tagta degmada Balcad oo ah xarun ay Alshabaab ka maamuli jireen Canshuuraha ay ka qaadaan Gaadiidka iyo Beerayleyda Gobolka Sh/Dhexe.

Alshabaab ayaa isaga baxay degaanka Xawaadley maanta, markii ay ka war heleen inay cidiamada dowlada kusoo jeedaan, waxaana dagaal la’aan kula wareegay Ciidamada milaterige ee Sh/DShexe ka howlgala.

Alshabaab ku dhex milmay dadka degaanka, waxaana ciidamada dowladda oo dhowr jeer gaaray degaankan ay dib uga soo laabteen, iyadoo dib ugu soo noqdeen Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON