Monday, July 14, 2025

Ciidamada Harmacad ee ka howgala Galmudug oo la wareegay Koontaroladii degmada Mattabaan, Hiiraan

Ciidama gaarka ah e Booliska Haramcad, kana howlgala maamulka Galmudug ayaa la wareegay Koontarooolkii labaad ee Degmada Matabaan, Gobolka Hiiraan oo hoostaa maamulka Hirshabeelle.

Ciidamadan oo saldhigoodu yahay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa hore ula wareaga Koontaroolka Matabbaan ee kala qeybiya labada mamaul Goboleed, waxaana hoggaaminaya Taliyaha Saldhigga Booliska Guriceel Cismaan Cali Hudey.

Arrintan ayaa sbaab looga dhigay in koontarooladaasi ay joogeen maleeshiyo Beeleed kasoo jeeda Hirshabeele oo lacago ka qaata Gaadiidka ku safra jidka Gobollada Dhexe ee sku jira Hiiraan iyo Galgaduud.

Howlgalka ciidamada Galmudug kusoo galeen degamada Mattabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay inay amreen taliska ciidamada ee Galmudug.

Image may contain: outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, people on stage, sky, outdoor and nature

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON