Tuesday, July 15, 2025

Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Somalia oo Dhoolatus ka wada Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Milateriga Soomaaliya loona yaqaan koofiyad casta ayaa maalmahan dhoolatus iyo gaada-ka-cayaar ka waday magaalada.

Ciidamadan oo ah Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo uu taliye u yahay G/sare Axmed Maxamed Cali (Afcadeey)  ayaa baraha bulshada lagu baahiyey iyadoo dhoolatus samenaya, waxaana la sheegay inay hordhac u tahay xuska sanadguurada koowaad ee doorashada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Ururka 60aad ayaa la sheegay in joogto laga dhigay tababarr ay ku sameeyaan gudaha Villa Soomaaliya, waxaana mararka qaarkood loo adeegsadaa arrimo gaara iyadoo ka mid ahaa ciidamadii dhowaan la wareegay xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho markii xiisad siyaasadeed soo dhex gashay maamulka G/Banaadir iyo Madaxda sare.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, outdoorImage may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 5 people, outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON