Wednesday, July 2, 2025

Ciidamada Nabadsugidda Galmudug oo kala eryay Xildhibaanadii xilka ka qaaday C/kariin Guuleed

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda Galmudug ay kala eryeen xildhibaano shir ku lahaa Hotel ku taala magaalada.

Ciidamada ayaa isku gadaamay hotelka Central ee magaalada Cadaadom halkaasoo lagu waday inay kulan qado ah ku yeeshaan xildhibaanadii dhowaan shaaciyay  inay xilka ka qaadeen madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Xildhibaanada ayaa loo diiday inay galaan Hotelka, iyadoo kuwii ku jirayna lagu amray inaan wax shir ah lagu qaban karin, taasoo ka dambeysay xaaladda degdega ah ee madaxweynaha Galmudug dhowaan ku soo rogay maamulkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON