Thursday, June 26, 2025

Ciidamada PIA-da Puntland oo qabsaday Bankiga Magaalada Garowe

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa qabsaday Bankiga magaalada Garowe kadib markii ay isku wareejiyeen xarunta Bankiga.

Ciidamadam oo ah nooca PIA-da oo hore u ahaan jiray ciidamada PSF ee Puntland ayaa ka gadoodsan mushaar la’aan muddo bilo ah aan la siin, waxayna ku hubeysan yihiin hub culus.

Xaaladda ayaa kacsan iyadoo arrintan ay ku soo beegmeyso xilli magaalada Garowe uu ka socdo olole doorasho oo ku saabsan doorashada xildhibaanada aqalada Baarlamaanka Soomaaliya.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Puntland, waxaana la sheegay inay socdaan dadaallo lagu doonayo in arrinta lagu xaliyo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON