Monday, June 23, 2025

Ciidamada Puntland oo qabtay Doon laga leeyahay Iiraan & Dhimasho & Dhaawac ka dhashay [Sawirro]

Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland ayaa qabtay Doon laga leeyahay dalka Iiraan oo la sheegay inay si sharci daro ah u kalluumeysanaysay xeebaka Puntlan.

Doonta ayaa lagu qabtay kabtankii waday, waxaana ku dhaawacmay qof  shaqaale ka ahaa. Doonta oo maalmo ka hor lagu arkay gudaha Badda degaanada Puntland.

Korneel Maxamed Cabdi Xaashi oo ah Taliyaha Ciidamada Dekedda Boosaaso ayaa sheegay Ciidamada ammaanka in ay gacanta ku dhigeen Doontan oo laga leeyahay dalka Iiraan, iyadoo ay saarnaayeen 18 qof, intii uu howlgalkan socdayna lagu dilay mid ka mid ah raggii Doonta la socday, halka mid kalena uu dhaawacmay.

Ad

Shaqaalaha Markabka

Markabka Boosaaso 2

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON