Tuesday, July 1, 2025

Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay Siyaasi Maamul Goboleed uga dhawaaqay Magaalada Burco

Ciidamada amaanka Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsi u taxaabay siyaasi dhowaan shaaciyey inuu maamul goboleed cusub ka sameyn deegaano qeyb ka mida Somaliland.

Ciidamada Somaliland ee magaalada Burco ayaa xiray siyaasiga Saleebaan Ibraahin Maxamuud oo ah masuulkii dhawaan ku dhawaaqay inuu samaynayo maamul goboleed uu yeelanayo gobolka Saaxil.

Siyaasigan Saleebaan Ibraahin Maxamuud ayaa dhawaan magaalada Burco uga dhawaaqay nuu samaynayo maamul goboleedka Saaxil-land, isaga oo aad u dhaliilay mashruuca sahaminta shiidaalka ee laga bilaabayo magaalada Berbera iyo shirkada lagu wareejiyey maamulka dekeda ee DP world.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON