Sunday, July 13, 2025

Ciidamada Xasilinta oo howlgal culus ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Deyniile

Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa howlgal xoog leh ku sameeyay Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

Xaafadaha degmada Deyniile, gaar ahaan xaafadda Oodweyne ayuu baaritaanku ka dhacay waxaana lagu soo qabtay dhalinyaro badan oo oo guryaha loogu dhacay.

Ciidamada xasilinta ayaa baaritaan kula dhaqaaqay Gaadiidka iyo Guryaha, waxaana dadka degaanka ay sheegeen in dhalinyaro badan indhaha laga  xiray, halka qaarkood la sii daayay, kuwo kalena ay wateen ciidamada.

Ciidamo gaara oo Ingiriisku tababaray oo howlgal ka bilaabay

Baaritaanka ayaa daba joogay iyadoo xafadaha degmada Deyniile la sheego in dhowr jeer madaafiic laga soo riday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON