Wednesday, June 25, 2025

Ciidamadii Itoobiya oo Gebi ahaan ka guuray Magaalada Dhuusamareeb & Ciidamada Ahlu suna oo la wareegay Saldhigoodii

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada itoobiya ee ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta si rasmi ah saldhigoodii ugu dambeeyey ee magaalada.

Qeybtii labaad ee ciidamadan oo ahaa kuwii ugu danbeeyay ayaa ka ruuqaansaday magaalada Dhuusamareeb, iyadoo inta badan ciidamadii Itoobiya ee muddo 10 sano ah ku sugnaa magaa;adaasi ay dhowaan isaga baxeen halkaasi una gudbeen dalkooda Itoobiya.

Dadka degaanka ayaa xaqiijiyey in ciidamada Itoobiya ay sii mareen magaalada Guriceel,  una gudbeen gobolka Hiiraan, waxaana saldhigii ay banneeyeen ayaa waxaa la wareegay ciidamada Ahlu sunna.

Ciidamada Itoobiya ayaa hore uga baxay  magaalada Ceelbuur oo muddo sanado ah ay ku sugnaayeen, waxaana markaas kadib la wareegay ciidamada Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON