Sunday, July 13, 2025

Ciidamda Amniga oo Qarxiyey Miino lagu aasay Isgoys muhiim ah magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka caasimadda ay ka war heleen Miino lagu aasay Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Miinada ayaa lagu aasay Waddada dhinaceeda, iyadoo ciidamada booliska qeybta qaabilsan Miino baarisata iyo Qaraxyada loogu yeeray kadina ay halkaasi ku qarxiyeen miinada, markii laga fogeeyay dadkii ka ag dhowaa.

Guddoomiyaha degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir C/kariin Cali Kaar ayaa sheegay in wax khasaare ah aysan geysan Miinadaasi, laguna guuleystay in la qarxiyo oo dadka laga badbaadiyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON