Friday, July 11, 2025

Ciidamo cusub oo la wareegay Amniga Xarunta maamulka G/Banaadir [Guddoomiyaha oo dalbaday in la bedelo…]

Amniga xarunta maamulka G/Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta la wareegay ciidamo cusub, iyadoo laga bedelay ciidamadii hore ee Booliska oo hoos tegi jiray taliska Booliska G/Banaadir.

Ciidamada cusub ee maanta la wareegay Amniga xarunta maamulka G/Banaadir ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada Birmadka Booliska Soomaaliyeed, waxayna arrintan ka dambeysay markii guddoomiyaha cusub ee G/banadir uu dalbaday in ciidamada ilaaliya amniga xarunta Gobolka meesha laga saaro, kadib qarixii gudaha xaruntaasi ka dhacay ee 24-kii July 2019, kaasoo ay ku dhinteen 7 mas’uul oo uu ka mid ahaa guddoomiyihii hore ee G/Banaadir C/raxmaan Yariisow.

Amniga xarunta G/banaadir ayaa waxaa hore gacanta ugu hayey ciidamada Booliska ee G/banaadir, balse intii la magacaabay guddoomiyaha cusub Cumar Filish ayuu ilaalo ka dhigtay ciidamo u gaara oo amnigiisa ilaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON