Wednesday, June 25, 2025

Ciidamo Gadoodsan oo qabsaday Xarunta Bankiga Dhexe ee magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa sheegaya ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan daraawiishta Puntland ay maanta la wareegeen Bankiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo.

Ciidamada ayaa hakiyey shaqadii Bankiga, isal markaana xiray waddooyinka soo gala Bankiga, waxayna wararku sheegayaan inay ka gadoodeen dhaqaale darro iyo iyadoo aan wax Mushaar ah la siinin muddo bilo ah.

Marar badan ayey soo noqnoqtay mushaar la’aanta ciidamada maamulka Puntland, iyadoo dhowr jeer ay ciidamo gadoodsan ku dhaqaaqeen falal noocan oo kale, balse maamulka Mudug iyo Puntland kama hadlin arrintan cusub.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON