Friday, June 27, 2025

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo Caawa lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM.

Qaraxan oo aha nooca dhulka lagu aaso ayaa caawa qabsaday mid ka mida gaadiid kolonyo ah oo ay la socdeen ciidamada AMISOM degmada Heliwaa, waxaana la sheegay in gaariga iyo ciidamada qaarkood qasaare ka soo gaaray.

Wararka ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada AMISOM uu dhaawac culus ka soo gaaray qaraxa, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada ammaanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON