Monday, June 23, 2025

Ciidamo kasoo baxay Gobolka Sh/Hoose oo soo gaaray Kontarolka laga soo galo Muqdisho..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay Gobolka Sh/Hoose ay soo gaareen koontaroolka duleedka magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay qaarkiood lug ku socdeen, halka qaarka kale ay gaadiid saarnaayeen, waxayna kasoo ruuqaansadeen aagagii ay ku jireen ee Gobolka Sh/hoose, iyagoo ka cabanaya mushaar iyo raashin ka maqan muddo 4 bilood ah.

Ciidamadan ayaan la ogeyn inay duleedka Muqdisho ku sugnaan doonaan iyo inay soo geli doonaan caasimadda iyo waxa ay sameyn doonaan, waxaana socda dadaal la doonayo inaysan soo gelin magaalada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON