Monday, July 14, 2025

C/kariin Guuleed: “Gaalkacyo in la mideeyo waa waajib, waana midoobeysaa..”

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mustaqbalka magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo kadib markii uu magaaladaasi booqday, wuxuuna si cad u sheegay in Gaalkacyo aan marna la kala qeybsami karin.

Guled

Isagoo la hadlayay arday wax ka barata Jaamacad ku taalla magaalada Gaalkacyo intii uu ku sugnaa ayuu sheegay in magaalada Gaalkacyo aanay caqli ahayn inay kala qeybsanaanto, “Waxaan u heystay in magaalada Gaalkacyo xuduud weyn u dhaxeyso, waxaa la ii sheegay in dukaan ku dhegan dukaan kale inuu xuduudku yahay” ayuu yiri madaxweynaha Galmudug oo hoosta ka xariiqay in Magaalada Baarliin ay midowday Gaalkacyana ay midoobi doonto.

Hoos ka dhageyso codka C/kariin Guuleed 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON