Thursday, June 26, 2025

C/kariin Guuleed oo ku dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay Galmudug [Dikreeto]

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magaalada Muqdisho galabta uga dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay maamulka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay madaxweyne C/kariin Guuleed oo xildhibaano ka tirsan maamulkiisa ay maanta ku dhawaaqeen inau xilkii ka qaadeen ayuu ku sheegay inuu ciidamada ammaanka maamulka u xil saaray fulinta xaaladda degdega ah.

AKHRI WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON