Wednesday, June 25, 2025

C/kariin Guuleed oo xil ka qaadis ku sameeyay wasiir amarkiisa diiday [WAREEGTO]

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilka qaadsitii ugu horeysay ku sameeyay mid ka mida xubnaha golaha wasiirada Maamulkiisa, kadib markii wasiirkaasi ka soo xaadiri waayay xilkii loo dhiibay.

Wasiirka xilka laga qaaday ayaa ahaa Wasiirkii Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Galmudug Maxamed Cilmi Afrax.

Xilka qaadista wasiir Afrax ayaa lagu macneeyay xil gudasho la’aan iyo amardiido uu ku kacay, isagoo weliba muddo badan ka maqnaa howsha loo igamaday.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA XIL KA QAADISTA

C/kariin Guuleed oo xil ka qaadis ku sameeyay wasiir amarkiisa diiday

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON