Monday, June 23, 2025

C/raxmaan Faroole: “Doorasho Dadban kama jirto Soomaaliya ee waxaa jira Kororsiimo dadban..” (DHAGEYSO)

C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magaalada Garowe ka sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin doorasho dadban balse ay socoto kororsiimo dadban sida uu yiri oo madaxdii dowladda ee xilligoodii dhammaaday ay iska sii wataan shaqadoodii.

Isagoo ka hadlayay kulan ay Garowe kula yeesheen Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayuu sheegay in ammaanka Muqdisho aanu fiicneyn oo loo baahan yahay tallaabo in la qaado si loo adkeeyo.

HOOS KA DAARO CODKA FAROOLE

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON