Saturday, June 28, 2025

Cumar C/Rashiid oo si kulul uga hadlay Xariga C/raxman C/shakuur, Digniin culusna u diray Farmaajo [Dhageyso]

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay xariga loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo eedaha loo jeediyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.

Isagoo ku sugan dalka Imaaraadka ayuu wareysi siiyay VOA-da wuxuuna sheegay inuu aad uga xun yahay waxa lagula kacay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur sida loola dhaqmay ee caburinta ah, wuxuuna ka digay inay arrintaasi keeni karto in lagu noqdo burburkii dalka.

Cumar Cabdirashiid ayaa waxbka kama jiraan kasoo qaaday eedeymaha isaga laf ahaantiisa loo jeediyay, wuxuuna uga digay dowladda Farmaajo inaysan ku talax tegin xuquuqda qofka muwaadinka ah.

Wuxuu iska fogeeyay inuu hormuud ka yahay mooshin lagu ridayo dowladda Soomaaliya oo uu Imaaraadka u fadhiyo abaabulka arrintaasi, isla markaana  uu qeyb ka ahaa ololaha lidka ku ah dowladda.

WAREYSIGA HOOS KA DAARO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON