Wednesday, June 25, 2025

Cumar C/rashiid oo baajiyay safar uu maanta ku tegi lahaa Kismaayo (Akhri sababta)

Socdaal la sheegay inuu maanta  Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid  ku tegi lahaa magaalada Kismaayo ayaa baaqday iyadoo aan la shaacin sababta arrintaasi, waxaana socdaalkaasi dadal ugu jiray Axmed Madoobe madaxweynaha la doortay ee Jubba.

cumar_madoobe

Ra’iisal wasaaraha ayaa ka cudurdaartay inuu tago Kismaayo maanta isagoo aan xilli kale oo uu tegayo halkaasi siinin madaxda Maamulka Jubba oo si weyn u sugayay Ra’iisal wasaaraha, cadaadisna ku saaray si ay taasi ugu noqoto in caddeyn kale oo muujineysa in dowladda federaalka ay taageersan tahay Maamulka Axmed Madoobe iyo doorashadii ka dhacay 15-kii Bishan magaalada Kismaayo.

Madax ka tirsan maamulka Jubba ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha uu si kastaba tegi doono Kismaayo inta aan la caleemo saarin Axmed Madoobe.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON