Wednesday, June 25, 2025

Cumar C/rashiid xilka uu hayo u adeegsanaya Ololihiisa Doorashada [Akhri Qoraalka xafiiska RW]

Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa wada inuu xilka uu hayo u adeegsado ololaha Doorashada madaxweynaha ee uu u sharxan yahay.

Cumar C/rashiid ayaa mar kale la kulmay xildhibaanada labada Aqal ee lagu soo doortay magaalada Kismaayo, wuxuuna ka codsaday inay codkooda siiyaan.

Qoraalka xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ay ka muuqato calaamadda xukuumadda iyo xilka Ra’iisal wasaare ayaa loo adeegsaday in lagu faafiyo warka ololaha doorashada ee  ee Ra’iisal wasaaraha.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON