Sunday, June 22, 2025

C/weli Gaas: “Cali Khaliif cudurka ku dhacay waa Stockholm syndrome…” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Cali Khaliif uu qabo cudur dadka jecleysiisa ciddii dhibaato u geysata oo loo yaqaan “Stockholm syndrome”.

Isagoo ka hadlayay kadib markii uu maanta  dib ugu soo laabtay magaalada Garowe ayaa la weydiiyay su’aal ku saabsan wadahadalka Maamulka Somaliland iyo Cali khaliif Galeyr, wuxuuna sheegey inaysan Puntland aqoonsanyn Khaatumo.

“Waxaan u maleynayaa Cali Khaliif Galeyr inuu yahay qof xanuunsan oo uu hayo cudurka Stockholm Syndrome oo qofka jeclaysiiya cidii dhibaateysa, Somaliland ma wuxuu ku jeclaaday cayr-sashadii badnayd ee ay kula kaceen” ayuu yiri C/weli Gaas.

Ad

DHAGEYSO CODKA C/WELI GAAS

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON