Sunday, August 3, 2025

C/weli Gaas: “Farmaajo waxaan u ahaa wasiir, isbedelka dhacayna qeyb ayaan ku lahayn…” [Dhageyso]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntlandd C/weli Maxamed Cali Gaasayaa sheega in maamulkiisu qeyb ka ahaa isbedelka dhacay.

Wuxuu sheegay inuu aqoon fiican u leeyahay Farmaajo, isagoo wasiir ka ahaa xukuumadiisa, isla markaana uu wax badan qaban karo, niyadiisuna fiican tahay.

“Aqoon fiican ayaan u leeyahay.. Farmaajo waa nin fiican oo daacad ah, shaqo fiicanna qaban kara…” ayuu yiri C/weli Gaas oo hore loogu eedeeyay inuu ololaha doorashada qeyb ka ahaa, isla markaana uu taageerayay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

DHAGEYSO CODKA GAAS

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON