Sunday, June 22, 2025

C/WELI GAAS: “Muddo laba bilood ah ayaa lagu darayaa xilliga Doorashada, Mana jiro….” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ka mida madaxda Madasha Qaran

ee ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in waqti dheeraad ah loo baahan yahay si doorashadu u dhacdo.

Isagoo wareysi siiyay idaacadda VOA-da ayuu sheegay in dib loo dhigay doorashadii Madaxda Soomaaliya iyo hay’adaha dowladda Federaalka ugu yaraan muddo laba bilood oo kale (ilaa November).

Ad

WuxuuWaraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in inkastoo aysan madaxdu isla gaadhin heshiis kama dambays ah laakiin uu aamisan yahay in qorshaha doorashooyinka lagu dhammaystiri karo laba bilood.

Mudane Gaas ayaa  sheegay shirka hoggaamiyayaasha Madasha Qaranka aanu go’aan ka soo bixin, balse ay arrintu tahay in muddo la helo laba bilood ah.

DHAGEYSO WAREYSIGA C/WELI GAAS

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON