Thursday, June 26, 2025

C/weli Gaas oo muddo toddobaad ah ku sugan Itoobiya iyo wadahadal dhex maray Itoobiya

Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa muddo toddobaad ah ku sugan dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Itoobiya.

Gaas oo ka qeyb galay shrkii Tana Forum ee magaalada Bahir dar ayaa madaxtooyad Puntland sheegtay inuu kulan la yeeshay Wasiiru dawlaha wasaaraha arrimaha dibadda Ethoipia Mss.Hirut Zemene.

Kulanka ayaa looga hadlay Costume-ka Duurdibi oo laga hirgelinaaya xuduudka u dhexeeya Puntland iyo Ethiopia, iskaashiga ganacsi iyo xidhiidhka labada dhinac. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inuu wax weyn ka taridoono iskaashiga ganacsiga iyo Amniga ee u dhexeeya labada dhinac, isla markaana waxaa uu sheegay inuu suura gelindoona la socoshada isu socodka Puntland iyo Ethiopia.

Wasiiru dawlaha wasaaraha arrimaha debeda dalka Ethoipia Mss.Hirut Zemene ayaa dhankeeda sheegtay inay diyaar u yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo dalkeeda, isla mar’ahaantaana waxa ay xaqiijisay in Costume-ka  laga hirgelinayo xuduuda Puntland iyo Ethiopia uu suura gelindoono sugida maanka iyo iskaashiga arrimaha ganacsiga ee labada dhinac.

Hirgelinta Custome-ka Tuur-dibi ayaa ahaa arrin ay Itoobiya iyo Itoobiya ka wadahadlayeen muddo sanado ah oo kulan kasta lagu soo qaado iyadoo aanay wax isbedel ah dhicin. Gaas ayaa loo arkaa hogaamiye goboleedyada ugu weyn ee ku xiran Itoobiya.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON