Kooxda Khilaafada Daacish ayaa shaaciyay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Warbaahinta taageerta Daacish ayaa shaacisay Muuqaalka is-miidaamiyaha iyo halka uu kasoo jeedo, wuxuuna u muuqdaa nin dhalinyaro ah.
Magaciisa ayaa lagu sheegay Abuu Qudaama oo u dhashay Beesha Mareexaan, waana magaca ururrada islaamiga ah ee aan ahayn magacii saxda ahaa ee lagu yiqiin.
DAAWO
Goobjooge.com