Waa barnaamij gaar ah oo sirdoon laga sameeyay kiiskii lagu dilay Allaha u Naxariistee Weriye Hindiya Xaaji Maxamad oo u geeriyootay qaraxa gaarigeeda loogu xiray 3-dii Disembar 2015.
Waxaa barnaamijka daadihinaya Weriye C/casiis Afrika qeybta sare ka daawo, waxaana ka dhex muuqda ninkii falkaasi ka danbeeyay.
Goobjooge.com