Tuesday, July 15, 2025

DAAWO: Barnaamijka Dilaaga Weriyaha & Xasan Xanafi: Yaa dilay Mahad A. Cilmi, Cali Iimaan?

Waa barnaamijkii aad sugeyseen ee sirdoonka  lagana sameeyay ragga Alshabaab ka midka ahaa ee dowladda U gacan gala.Markan waxaa  la wareysanayaa Xasan Xanafi Xaaji oo loo aaneynayo inuu ahaa ragga Alshabaab ugu qaabilsan dilka weriyeyaasha.

Ninkan wuxu hore u ahaa Weriye ka howlgala magaalada Muqdisho intii aanu ku biirin Alshabaab, waxaana laga soo qabtay xuduudka Kenya.

Barnaamijkan  ka muuqda Xasan Xanafi oo dhaawacyo xoog leh oo bogsaday ka gaareen madaxa. Weriye C/casiis Afrika ayaa daadihinaya barnaamijkan oo xogo badan xambaarsan. Waxaana barnaamijka ka qeyb qaadanaya weriyayaal badan

HORDHACA DHINACA SARE KA DAAWO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON