Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Musharax madaxweyne C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshihiisa musharaxnimo ee Doorashada Soomaaliya iyo isbaheysi dhexmaray isaga iyo Shariif Sheekh Axmed.
Faroole ayaa sheegay in dalal la wada ogyahay ah faragelin ku hayaan doorashada, isla markaana wuxuu iska difaacay inuu yahay nin beeleed oo Puntland ku eg oo aanu noqon karin madaxweyne Soomaaliyeed.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO