Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka tiriyo.
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen isbaheysiga siyaasiyiinta musharixiinta ah ayuu ku sheegay in madaxweynaha xilkiisii sharciga ahaa uu dhammaaday, isla markaana uu la mid yahay musharixiinta kale, oo looga baahan yahay inuu xilka tiriyo, iska wareejiyo Gaadiidka uu wato iyo hantida umadda.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO