Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu mar kale u sharxsan yahay xilka.
Wuxuu halheys ka dhigtay DHAMEYSTIRKA QABYADIISA, sidaasoo ay tahay ma cadda waxa uu qabyeeyay, halka dad badan ay aamisan yihiin inuusan waxba qaban, muuqaalka hore ee Dalsoor ka daawo aragtida dadka ka qabaan musharaxan.