Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Dhoolatus ay sameeyeen Ciidamadii ugu horeeyay ee Turkigu ku tababarreen Saldhigga Muqdisho

Dhoolatus cajiib ah ayay soo bandhigeen ciidamadii ugu horeeyay ee Turkigu ku tababarro saldhiga magaalada Muqdisho.

Munaasbad lagu soo xiray tababarka ciidamadan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo safaaradda Turkiga ee Muqdisho, iyadoo si weyn loola dhacay dhoolatuska ciidamada cusub ee Turkigu u tababarrtay Soomaaliya.

MAQAL & MUUQAAL

Image may contain: one or more people and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON