Tuesday, July 15, 2025

DAAWO: Donald Trump si la yaab leh uga qeyb galay ciyaarta Hidaha & Dhaqanka Sacuudiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Sacuudiga ayaa xalay ka qeyb galay ciyaarta hidaha iyo dhaqanka Sacuudiga.

Waxaa ciyaarta ku wehliyay boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis, waxaana la arkayay iyadoo Trump uu safka la galay barbaarta Sacuudiga, balse ay ku  adkaatay inuu la qabsado ciyaarta oo aan u baahneyn farsamo badan.

Muuqalka Trump ee ciyaartaasi ayaa si weyn loogu falanqeeyay baraha bulshada iyadoo lagu sheegay inuu ku fashilmay la qabsiga ciyaartaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON