Monday, July 14, 2025

DAAWO Feysal Cali Waraabe: “Wiilka yar ee Farmaajo ah ayaa Itoobiya naga soo xiray..”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa si weyn uga deyriyey halka ay ku socoto Somaliland, isagoo sheegay sababo dhowr ah oo keenay in 27 sano ay ictiraaf heli waayaan.

“Waa tan maanta keenay in inamo yaryar – Farmaajo wuxuu ahaa 15 sano jir markii uu Mareykanka tegayey- inuu naga soo xiro Itoobiya.. waayo anagaa isu jeedna..” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo ka hadlayey xus loo sameeyay weriyihii caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON